DHAGEYSOSO:Xildhibaanka Bariga Mandera oo farriin adag u diray hay’adaha samafalka

0
164

Mudanaha deegaan baarlamaneedka Bariga Mandera Xuseen Waytaan ayaa si adag uga hadlay waxqabadka hay’adaha samafalka ee ismaamulkaasi ka howlgalo.
Waxaa uu sheegay in dhawaan la billaabi doono in hay’adaha aan dowliga ahayn ee ka jiro Mandera lagula xisaabtamo shaqooyinka ay u hayaan bulshada.
Xildhibaanka ayaa xusay in hay’adaha lagu kala saari doono la tacaalidda baahiyaha dadweynaha sida saboolnimada.