DHAGEYSO:Soomaaliya oo ka mid ah meelaha maanta laga ciidaya

0
298

Wasiirka wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ee dowladda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa xalay xaqiijiyay inay maanta ciid tahay isagoo bulshada u diray hambalyo.