DHAGEYSO:Soomaaliland oo sheegtay talaabooyin adeegyada caafimaadka lagu hormarinayo

0
648

Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Caafimaadka Soomaaliland ayaa waxay daahfureen Barnaamijyo lagu hormarinayo adeegyada caafimaadka deegaanada bariga waxayna sheegeen inay ka faa’iidaysan doonaan dhamaan bulshada deegaanadaas.
Daahfurka Barnaamijkaan oo ka dhacay Magaalada Burco ayaa waxaa ka hadlay Masuuliyiin ka tirsan wasaarada Caafimaadka Soomaaliland ee Gobolada Togdheer Sool Iyo Sanaag waxayna sheegeen inay qayb ka tahay qorshaha qarank ee caafimaadka Soomaaliland shanta sano ee Soo socota.