Wararka Kenya DHAGEYSO:Soomaalida Tana River oo ka wada hadlay xoojinta midnimadooda By star - February 14, 2022 0 320 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Bulshada soomaaliyeed ee ku nool ismaamulka Tana River ayaa yeeshay shir ay kaga arrinsanayeen sare u qaadidda midnimada iyo ka shaqeynta nabad galyada sida uu ku soo warramayo wariyaha warbaahinta Star ee gobolka xeebta Maxamad Cabdi Bootaan. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/02/Bootaan-Mombasa-4.mp3