DHAGEYSO:Soomaalida Mombasa oo soo dhaweeyay magacaabidda wasiirrada ismaamulkaasi

0
409

Hoggaanka bulshada soomaaliyeed ee ismaamulka Mombasa ayaa ka mahadceliyay xubno soomaali ah oo lagu soo daray maamulka dowlad deegaankaasi.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.