DHAGEYSO:Somaliland oo soo dhaweysay ergeyga ay Soomaaliya u magacawday dib u heshiisiinta

0
250

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inay ka maamul ahaan iyo shacabkaba soo dhaweynayaan ergeyga ay dhawaan dowladda federaalka Soomaaliya u magacawday wada hadallada iyo dib u heshiisiinta labada dhinac.