Iyadoo 38 sano ay ka soo wareegatay xilligii uu dhacay xasuuqii 1984-tii ee Wagalla Massacre ee Wajeer ayaa waxaa magaalada Wajeer lagu qabtay munaasabad xus ah oo ay qoysaska dhibanayaasha iyo mas’uuliyiinta ururrada bulshada ku dalbadeen in madaxda soomaaliyeed ee ismaamulkaasi laga soo doortay ay dowladda ku cadaadiyaan inay magdhow siiso ehellada dadkii ay dhacdadaasi sida gaarka ah u saameysay.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Siyaasiyiinta Wajeer oo loogu baaqay inay ka hadlaan magdhowga dadkii ku dhintay...