DHAGEYSO:Siyaasiyiinta Kajiado oo ka soo horjeestay dibadbaxyada mucaaradka

0
291

Hoggaamiyaasha siyaasadeed ee ismaamulka Kajiado sida barasaabka dowlad deegaankaasi Joseph Ole Lenku, mudanaha deegaanka bartamaha Kajiado Elijah Kanchory Memusi iyo senatarka ismaamulkaasi Samuel Seki ayaa ka soo horjeestay dibadbaxyada ay dhigayaan isbeheysiga mucaaradka ee Azimio.
Waxay sheegeen inaynan taageersanayn mudaharaadyada.
Madaxdan ayaa madaxweynaha dalka William Ruto iyo hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga ugu baaqay inay wada hadlaan iyagoo qaranka u daneynaya.