Waxaa guddiga wada hadallada qaran ee fadhiyada ku yeelanaya xarunta Bomas ee magaalada Nairobi hor tagay wafdi isugu jiray siyaasiyiin hore iyo kuwo hadda xilal haya oo doonaya in deegaan baarlamaneedka Koonfurta Wajeer laga dhigo ismaamul gaar ah.
Senatarkii hore ee Wajeer Cabdiraxmaan Cali Xasan oo ku magacdheer Coloow oo wafdigan ka mid ahaa ayaa khadka taleefoonka ugu warramay Cabdiraxmaan Mucaawiye.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Siyaasiyiin doonaya in Koonfurta Wajeer ismaamul laga dhigo oo faahfaahin bixiyay