DHAGEYSO:Shirkadda Kenya Power oo faahfaahin ka bixisay koronta la’aanta ka jirta magaalada Garissa

0
716

Shirkadda adeegga korontada dalka ee Kenya Power ayaa faahfaahin ka bixisay korontada oo ka tag tageysay maalmahan magaalada Garissa.
Madaxa Shirkadda adeega korontada laanteeda ismaamulka Garissa Bishaar Ibraahim oo arrintan faahfaahin ka siiyay idaacadda Star FM ayaa xusay in maalinta Axadda taarikhduna tahay 25-ka bishaan ay so gabagabeyn doonaan hagaajinta ciladda la soo daristay adeegga korontada ee magaaladaasi