DHAGEYSO:Shirkadda biyaha ee Wajeer oo qabatay shir ku saabsan dayactirka ceelasha

0
251

Shirkadda adeegyada biyaha iyo maareynta bullaacadaha ee ismaamulka Wajeer ee WAJWASCO ayaa qabatay shir looga hadlayay dayactirka ceelasha biyaha.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan dhameystiraya.