DHAGEYSO:Shir sanadeedka guud ee ururka macallimiinta dalka ee KNUT oo ka qabsoomay magaalada Wajeer

0
180

Waxaa ismaamulka Wajeer lagu qabtay shir sanadeedka guud ee ururka macallimiinta dalka ee KNUT kaas oo diiradda lagu saaray badqabka macallimiinta ee gobolka Waqooyi Bari.
Qaar ka mid ah mas’uuliyiintii kulankan ka qayb galay ayaa warbaahinta la hadlay