DHAGEYSO:Sheekh Xasan Camey oo sheegay in xaalad aan wanaagsaneyn ay wali ka taagan tahay waddada isku xirta Nairobi iyo Garissa

0
209

Guddoomiyaha dalladda hoggaamiyaasha muslimiinta wadanka ee NAMLEF laanteeda ismaamulka Garissa Sheekh Xasan Cabdullaahi Cameey ayaa sheegay in xaalad cakiran ay ka jirto waddada isku xirta magaalooyinka Nairobi iyo Garissa.
Waxaa uu dowladda dhexe ugu baaqay inay dhisto buundooyin si ay dadka ugu fududaato inay isaga kala gooshaan labada magaalo.