DHAGEYSO:Sheekh Xasan Cameey oo ku baaqay in loo duceeyo muslimiinta ku dhibaateysan Qaza

0
202

Guddoomiyaha dalladda hoggaamiyaasha muslimiinta dalka ee NAMLEF laanteeda ismaamulka Garissa Sheekh Xasan Cabdullahi Cameey ayaa bulshada ku boorriyay in ay Alle u baryaan oo masaajidda looga duceeyo shacabka ku dhibaateysan Qaza iyo guud ahaan dalka Falastiin oo ay weli duqeymo ku haysa Israa’iil.