DHAGEYSO:Sheekh Maxamad Nuunow oo Wajeer ku geeriyooday

0
209

Alle ha u naxariistee waxaa caawa magaalada Wajeer ku geeriyooday Sheekh Professor Maxamad Nuunoow .
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa geerida sheekha ka wareystay mid ka mid ah culimada Wajeer.