DHAGEYSO:Shacabkaa oo ka hadlay qaraxii maanta ka dhacay Ceelwaaq

0
308

Waxaa sare u sii kacday tirada dhimashada ee ka dhalatay qaraxii maanta laga soo tabiyay degmada Ceelwaaq ee Koonfurta ismaamulka Mandera.
Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay in ay falkaasi ku geeriyoodeen ugu yaraan 12 qof halka ay dhaawacmeen ilaa 5 qof.
Qaar ka mid ah kenyaanka ka soo jeedo deegaannada kale ee dalka ee ku sugan Ceelwaaq ayaa ka hadlay saameynta ka dhalatay qaraxaasi.
Shacabkan ayaa sheegay in ay maqleen jug xooggan waxayna dowladdu ka codsadeen in ay amniga adkeyso.