DHAGEYSO:Shacabka xaafado ka tirsan Mombasa oo ka cabanaya qorsho guriyo lagu duminaya

0
371

Dadweynaha ku nool xaafadaha Tudor iyo Moroto ee deegaanka Mvita ee ismaamulka Mombasa ayaa walaac ka muujinaya qorsho ay sheegeen in guriyahooda lagu duminaya si halkaasi looga hirgeliyo mashruuca guriyaha qiimo ahaan la awoodi karo.
Waxay sheegeen in dowladdu aynan ka qayb gelin hirgelinta qorshahan.