DHAGEYSO:Shacabka xaafadda Makaroor ee Wajeer oo soo dhaweeyay dhisidda isbitaalka umusha

0
165

Dadweynaha ku nool xaafadda Makaroor ee magaalada Wajeer ayaa soo dhaweeyay in dowladda hoose ee ismaamulkaasi ay u dhisaysa isbitaalka heerka afaraad ah oo loogu tala galay in ay haweenka ku umulaan.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo dhameystiran ka soo diray Wajeer.