Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka Waqooyi Bari oo loogu baaqay in roob doon Alle bari ah la sameeyo By star - October 30, 2024 0 427 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Guddoomiyaha dalladda hoggaamiyaasha muslimiinta dalka ee NAMLEF laanteeda ismaamulka Garissa Sheekh Xasan Cabdullaahi Cameey ayaa shacabka iyo culimada gobolka Waqooyi Bari ugu baaqay in la sameeyo roob doon Alle bari ah. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2024/10/Sh-Xasan-Cameey.mp3