DHAGEYSO:Shacabka tuulo ka tirsan Taita Taveta oo dibadbax sameeyay

0
236

Ganacsatada ka shaqeysta qodidda macdanta ee tuulada Kishushe oo ka tirsan ismaamulka Taita Taveta ee Gobolka Xeebta ayaa maanta dhigay dibadbax.
Waxay xireen waddooyinka tuuladaasi iyagoo baabuurta qaadaha biraha u diiday inay halkaasi ka baxaan.
Ganacsatada ayaa ka cabanaya tallaabo ay dowladda ismaamulkaasi ku mamnuucday qodidda macdanta.