DHAGEYSO:Shacabka tuulo ka tirsan deegaanka Balambala oo ka cabanaya isbitaal la’aan

0
252

Qaar ka mid ah dadweynaha ku nool tuulada Cadeyleey oo ka tirsan deegaanka Balambala ee ismaamulka Garissa ayaa cabasho ka muujinaya in aynan haysan isbitaal lagu daryeela caafimaadkooda.
Waxay dowladda hoose ee ismaamulka Garissa ka codsadeen inay isbitaal u dhisto shacabka tuuladaasi.