DHAGEYSO:Shacabka tuulada Riba ee Wajeer oo biyo la’aan ka cabanaya

0
360

Dadweynaha ku nool qaar ka mid ah xaafadaha tuulada Riba ee ismaamulka Wajeer ayaa ka cabanaya in aynan haysan adeegga biyaha.
Sidoo kale waxay doonayaan in laga haqabtiro baahiyaha dhanka korontada iyo waddooyinka sida uu ku soo warramayo Cabdiraxmaan Mucaawiye.