DHAGEYSO:Shacabka Shanzu ee Mombasa oo ka walacsan badqabkooda

0
323

Dadweynaha ku nool xaafadda Shanzu ee deegaanka Kisauni ee ismaamulka Mombasa ayaa waxaa soo foodsaaray walaac dhanka amniga ah.
Tani ayaa timid ka dib markii koox dhallinyaro oo la magacbaxday Sungusungu ay saddex qof halkaasi ku dileen.
Dadweynaha ayaa sidoo kale sheegay in laamaha ammaanka ay dileen wiil dhallinyaro oo lagu eedeyay xatooyo iyo ka mid ahaanshaha kooxda Sungusungu.