DHAGEYSO:Shacabka Nyeri oo doonaya in la dhimo qiimaha maciishadda

0
229

Qaar ka mid ah dadweynaha ku nool ismaamulka Nyeri ayaa dowladda ugu baaqay inay ku dadaasho sidii hoos loogu dhigi lahaa qiimaha sarreeya ee maciishadda.
Sidoo kale waxay doonayaan in maamulka madaxweyne William Ruto uu xalliyo caqabadda shaqo la’aanta ee haysata dhallinyarada.