Dowladaha Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa saxiixday heshiisyo dhowr ah.
Waxaa heshiisyadan goobjoog u ahaa madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggisa Isutagga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamad Binu Saayid.
Heshiisyada ay Soomaaliya iyo Imaaraadka wada gaareen ayaa ku saabsanaa hagaajinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, fududeynta dhaqdhaqaaqa ganacsiga, isu socdka muwaadiniinta iyo bixinta dal ku galka.
Haddaba, shacabka magaladda Muqdisho ayaa ku kala aragti duwanaaday heshiisyada ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Imaraadka Carabta
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Shacabka Muqdisho oo ka ka ra’yi dhiibtay heshiisyo ay wada gareen Soomaaliya...