DHAGEYSO:Shacabka Moyale oo ka cabanaya ka ganacsiga sharci darrada ah ee dahabka ee loo iibgeeyo Itoobiya

0
352

Shacabka ku nool magaalada Moyale ee ismaamulka Marsabit ayaa cabasho ka muujiyay ganacsiga sharci darrada ah ee dahabka ee laga soo saaro deegaankaasi, islamarkaana loo iibgeeyo dalka Itoobiya.
Waxaa ay dowladda ugu baaqeen in arrintan baarto oo ay joojiso ganacisgan sharci darrada ah.
Sidoo kale dadka deegaanka ayaa cabasho ka muujiyay xaaladda caafimaad darro ee halkaasi ka jirto