DHAGEYSO:Shacabka Mombasa oo ka hadlay miisaaniyadda shalay la soo bandhigay

0
223

Dadweynaha ku nool ismaamulka Mombasa ayaa aragtidooda ka dhiibtay sida ay u arkaan miisaaniyadda dhaqaale ee ay shalay dowladda dhexe soo saartay.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya