DHAGEYSO:Shacabka Mombasa oo ka hadlay korontii la’aantii saameysay xalay qayb badan oo ka mid ah Kenya

0
171

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Mombasa oo uu xalay la kulmay wakiil wareedka Warbaahinta Star ee gobolka Xeebta Maxamad Cabdi Bootaan ayaa ka hadlay saameynta ka soo gaartay koronto la’aanta sida uu Bootaan warbixintan ku eegaya.