DHAGEYSO:Shacabka Marimanti oo cabasho ka muujinaya koox dhibaatooyin u gaysata

0
385

Dadweynaha ku nool magaalada Marimanti ee ismaamulka Tharaka-Nithi ayaa cabasho ka muujinaya in halkaasi ay ku soo bateen falalka dhaca iyo faraxumeynta dumarka.
Waxay sheegeen in koox burcad ah ay dhac ugu gaystaan waddooyinka iyo xita guriyaha waxayna dowladda ugu baaqeen in ay dhibaatooyinka wax ka qabato.