Dadweynaha ku nool ismaamulka Mandera ayaa walaac ka muujinaya inuunan jirin diyaar garow ku aaddan wax ka qabashada saameynta ka dhalan karto roobabka culus ee El Nino ee la rajeynaya inay dalka ka da’aan.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka Mandera oo ka walacsan u diyaar garow la’aanta saameynta El Nino