DHAGEYSO:Shacabka ku nool deegaanka Fafi oo ka cabanaya Eey xoola badan ka laayay dadna ka dhaawacay

0
693

Shacabka ku nool deegaan baarlamaaneedka Fafi ee ismaamulka Garissa ayaa sheegay in ay dhibaato ku qabaan Eey weerar xooggan ku haya kaas oo tiro xoola ah ka laayay dadna ka dhaawacay.
Waxaa ay codsadeen in haddii ay jirto cid leh Eeygaasi ay ka qabsato.
Dadka deegaanka ayaa intaasi ku daray in ay dacwad ka gudbin doonaan cidda mas’uulka ka ah Eeyga.