DHAGEYSO:Shacabka Kinangop oo dilay qof lo’ xaday oo ay booliiska xireen

0
401

Dadweynaha ku nool deegaan baarlamaneedka Kinangop ee ismaamulka Nyandarua ayaa dilay nin ay booliiska xireen oo ku eedeysnaa inuu lo’ dhacay.
Shacabka oo careysan ayaa gudaha u galay saldhigga booliiska.
Waxay saraakiisha ka dalbadeen inay u gacan geliyaan tuhmanaha la soo qabtay.
Hasa ahaate ka dib markii aan taasi laga oggolaan ayay jebiyeen halkii uu xirnaa iyagoo dibadda u soo saaray ka dibna ka takhalusay.
Haweeney ka mid ah dadweynaha deegaanka Kinangop ayaa ka warramaysa sida ay wax u dhaceen.