Siyaasiyiinta ismaamullada Isiolo iyo Wajeer ayaa dadweynaha ku nool dowlad deegaanada u soo jeediyay in ay ku dadalaan nabad galyada.
Tani ayaa timid ka dib markii ilaa 50 qof lagu dilay xadka ay wadagaan ismaamulladan.
Siyaasiyiinta baaqa nabadeed soo saaray waxaa ka mid ah barasaab ku xigeenkii hore ee Isiolo Maxamad Guuleed