DHAGEYSO:Shacabka Habaswein oo codsaday in aan muran la gelin dhisidda qaybta raajatada ee isbitaalka magaadalaasi

0
194

Dadweynaha ku nool magaalada Habaasweyne oo ka tirsan deegaanka Koonfurta ismaamulka Wajeer ayaa codsaday in aan muran la gelin dhisidda xarunta raajatada ee isbitaalka magaaladaasi sida uu ku soo warramayo Cabdiraxmaan Mucaawiye.