DHAGEYSO:Shacabka Garissa oo lagu boorriyay qaadashada tallaalka COVID19

0
319

Sarkaalka sare ee waaxda caafimaadka ismaamulka Garissa Xasan Canshuur ayaa dadweynaha ugu baaqay inay qaataan daawooyinka tallaalka ee ka dhanka ah cudurka COVID19