DHAGEYSO:Shacabka Garissa oo ka hadlay waxyaabaha ay ka rajeynayaan madaxda siyaasadeed

0
575

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Garissa ayaa baaq u diray musharraxiinta siyaasadeed iyagoo sidoo kale ka hadlay waxyaabaha ay ka rajeynayaan inay u qabtaan madaxda la soo dooran doono 9-ka bisha Siddeedaad ee sanadkan.
Bishar Axmad Dhaqane ayaa faahfaahinta qodobkan nooga soo diray Garissa.