Waxay cabasho ku saabsan biyo la’aan ka soo yeeraysaa tuulada Dhiciso ee ismaamulka Garissa.
Dadweynaha halkaasi ku nool ayaa warbaahinta Star u sheegay inay biyo la’aan haysato ka dib markii uu hallaabay matoorkii ay isticmaalayeen halka sidoo kale uu guray ceel biyood ay ku tiirsanayeen.
Waxay intaasi ku dareen inay in muddo ah biyaha iibsadaan taasoo aynan awoodin.
Dadweynaha ayaa dhanka kale ka hadlay caqabad dhinaca tacliinta oo ay doonayaan in wax laga qabto.




