DHAGEYSO:Shacabka Dhamajaleey oo ka cabanaya caqabad dhanka biyaha ah

0
216

Dadweynaha ku nool tuulada Dhamajaaley ee deegaanka Dadaab ayaa cabasho ka muujiyay inay ka hallowday haanta biyaha lagu keydiyo waxayna baaq u direen mas’uuliyiinta.
Qaar ka mid ah shacabka oo warbaahinta la hadlay ayaa dareenkooda sidan u muujiyay.