DHAGEYSO:Shacabka Dadaab oo loogu baaqay inay qaataan kaararka codeynta

0
742

Gudoomiyaha guddiga nabadda ee degmada Dadaab ee ismamulka Garissa Cismaan Ibrahim ayaa dadweynaha ugu baqay inay qaataan kuraha ama kaarka codeynta si ay ugu codeyaan qofka ay doonayaan maalinta doorashada.
Waxaa uu sido kale dawladda ugu baaqay inay u gar gaarta dadka ay abaarta saameysay.