Wararka Kenya DHAGEYSO:Shacabka Dadaab oo loogu baaqay in ay nabad galyada ku dadaalaan By star - March 22, 2023 0 191 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Guddoomiye ku xigeenka dowladda dhexe ku matalo deegaanka Dadaab Kuulow Xaaji Ibraahim ayaa shacabka Dadaab ku boorriyay inay la shaqeeyaan saraakiisha ammaanka oo ay ku soo war geliyaan falalka liddiga ku ah xasiloonida guud. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/03/Guddoomiye-ku-xigeenka-amniga-Dadaab.mp3