DHAGEYSO:Shacab lagu xasuuqay magalada garba ciise ee deganka Somalida

0
614

Ciidamada deganka canfarta ayaa shacabka gobalka city ku xasuuqay magalada garba ciise ee deganka Somalida
Abdinoor moalim xasan gudomiyaha xisbiga Sinanta iyo cadalada ayaa star fm
jigjiga khadka talefanka ugu waramay isago ka warbixiyay dhibatada ka dhalatay werarka
Waxaa uuna uwaramaya wariyaheen Siyaad Bashuc saney.