DHAGEYSO:Shacab ka cabanaya in aysan haysan goob la dhigo meydadka

0
241

Shacabka ku nool deegaanka hoose ee Wamba ee bariga ismaamulka Samburu, ayaa ka cabanaya in isbitaalka dhexe ee deegaankaasi uunan lahayn goob meydadka la dhigo.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in markii ehelladooda ay dhintaan aysan haysan meel ay meydka dhigaan.
Wasaaradda dhulalka ee ismaamulka Samburu ayay baaq u direen.