Senatarka ismaamulka Nairobi ahna xoghayaha guud ee xisbiga ODM Edwin Sifuna ayaa ku eedeeyay booliiska inay fowdo ka dhex abuureen dibadbaxyada isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya ay uga soo horjeedaan dowladda.
Booliiska ayuu ugu baaqay inay joojiyaan carqaladeynta mudaaharaadyada mucaaradka maadaama sida uu hadalka u dhigay ay si nabad ah u dibadbaxayaan.
Waxaa uu sidoo kale sheegay in shakhsiyaadka dhaca gaysanaya aysan qayb ka ahayn dibadbaxayaasha.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Senetarka Nairobi oo booliiska ku eedeeyay carqaladeynta dibadbaxyada mucaaradka