DHAGEYSO:Senatarka Mandera oo bulshada ugu baaqay inay soo dhaweyso dadka ay abaarta soo barakicisay

0
309

Senatarka ismaamulka Mandera Cali Ibraahim Roba oo la hadlayay shacabka Garissa ayaa ka codsaday inay soo dhaweeyaan bulshada xoolo dhaqatada ah ee ay soo barakicisay abaarta.