DHAGEYSO:Saraakiishii booliiska ee howlgabka noqday oo xarun cusub looga furay Mandera

0
314

Waxaa ismaamulka Mandera laga furay xafiiska saraakiil horay uga tirsanaa ciidamada booliiska oo shaqada ka fadhiistay.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.