DHAGEYSO:Saraakiisha caafimaadka ee Mombasa oo lagu amray inay shaqo joojinta soo afjaraan

0
283

Maxkamadda shaqada iyo shaqaalaha laanteeda ismaamulka Mombasa ayaa saraakiisha caafimaadka ee dowlad deegaankaasi oo shaqo joojin ku guda jiray ku amartay inay dib ugu laabtaan goobihii ay ka howl galayeen.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya.