DHAGEYSO:Safiirka Kenya ee Botswana oo ka hadlay dhibaatooyinka ka jiro Garissa

0
652

Safiirka dowladda Kenya ku matalo wadanka Botswana horayna u soo noqday xildhibaanka deegaanka Lagdera Maxamad Mukhtaar Shiidiye ayaa sheegay in ay jiraan dhibaatooyin dhanka horumarka oo haysto shacabka ku nool ismaamulka Garissa.
Siyaasigan oo ka mid ah dadka u hanqal taagaya jagada guddoomiyanimo ee Garissa sanadka 2022-ka ayaa xusay in caqabadaha taagan ay sabab u tahay maamul xumo sida uu hadalka u dhigay u baahan in la beddelo.