DHAGEYSO:Safaricom Foundation oo deeq gaarsiisay Koonfurta Wajeer

0
115

Laanta shirkadda isgaarsiinta ee Safaricom u qaabilsan arrimaha tabarucaadda ee Safaricom Foundation ayaa deeq raashiin ah gaarsiisay deegaan baarlamaneedka Koonfurta Wajeer sida uu ku soo warramaya Cabdiraxmaan Mucaawiye.