Safaaradda Sacuudiga ee Kenya ayaa magaalada Mombasa kulan cilmiyeed ugu qabatay qaar ka mid ah culimada gobolka Xeebta ee dalka.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii ay culimadu uga wacyigelin lahayeen bulshada ka fogaanta fikiradaha xagjirnimada.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee gobolka Xeebta Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Safaaradda Sacuudiga ee Kenya oo kulan ka dhan ah xagjirnimada ku qabatay...