DHAGEYSO:Saddex qof oo la xiriirinaya xatooyada xoolaha ah oo lagu qabtay Kiambu

0
234

Saraakiisha ammaanka ee deegaanka hoose ee Ndeiya ee ismaamulka Kiambu, ayaa gacanta ku dhigay saddex tuhmane oo looga shakisan yahay inay qayb ka yihiin burcadda gaysata dhaca xoolaha.
Mid ka mid ah burcadda la qabtay ayaa gurigiisa laga soo helay dhowr neef oo lo’ iyo ari oo la soo dhacay.
Qaar ka mid ah dadka xoolaha laga dhacay ayaa dareenkooda warbaahinta la wadaagay.